Qeexid
(-xmay, -xntay; -xmi) Wax qalloocmay noqosho. ld sirgacan1.
(-xmay, -xntay; -xmi) Wax qalloocmay noqosho. ld sirgacan1.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax qalloocan ahaansho. ld sirgacan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Wax qalloocin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qallooc.
Qeexid Xigta: S. ah: qof dabeecad qallafsan; gurrac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld sirgacnaan, sirgacnaansho, sirgaxnaan-sho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld sirgixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-cmay, -cantay; -cmi) ld sirgaxan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: ld sir-gaxan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld sirga-camid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld sirgaxnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (jool.) Bedka guud ee biyo shubka u ah webi iyo laagihiis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax la saxay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Ku s.: wax khatalmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Ku s.: wax khatalmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cuntadana lagu cuno.
Qeexid Xigta: Shay yar, fidsan, wareegsan oo heeso iwm ku duubanyihiin. ld sixni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld sirgaxnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: shaxan joomitiri m.l (-nno ..., m.dh) (xis.) Qaab ka samaysma isku xirka baro, xarriiqyo, xoodad ama dulo. Goobooyin, labajibbaaranayaal, saddex-xagallo waa shaxanno sallax ah. Kubbad, saddex jibbaarane, ahraam waa shaxanno adke ah.
m.dh
Qeexid: ld sirgaxmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qaab jowmitiri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Buuq badan ama qaylo dheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg siran. ld sirnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]