Qeexid

"Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn."

Qeexid Xigta

Dhagar; khayaamo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sir oo kali ah:
  • Maamulaha Manchester oo eryay qaar ka mid ah madaxda naadigiisa Ninka xukuma naadiga Manchester United, Sir Alex Ferguson ayaa eryay qaar ka mid ah maamulayaashii naadigaas ee dhinaca ciyaaraha horyaalnimada kooxaha kubadda cagta ee Ingiriiska.
  • Ugu horreyn, Badhasaabkii Somaliland, Sir Douglas Hall, ayaa khudbad aad u dheer ku furay shirkii ugu horreeyay ee Golahaasi la soo doortay yeesho.