Qeexid

"ld simnaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sinnaan oo kali ah:
  • Garyaqaanku isagoo taladan faahfaahin ka bixinayeyna waxa uu hoosta ka xarriiqay arrimahan hoos ku xusan: 1. Qod 8aad ee Distoorka wuxu kafaalla-qaadayaa sinnaanta muwaadiniinta.
  • Waa hubaal in qofkaas Reer Banaadirka ah si habsami ah uu u gudan doono waajibkiisa qaran dalkana ku maamuli doono sinnaan iyo cadaalad.