Qeexid

"Aslalkii hore ee laga soo jeeday."

Qeexid Xigta

Dabci awooweyaasha laga dhaxlo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sinji oo kali ah:
  • Waxaa sabab u noqon kara tacab-khasaarka waxbarasho ee da'-yarteenna qaybaha kala duwan ee bulshada sida: dhallinta laftigooda, waaliddiintooda, maamulka iskoolladooda, macallimiintooda, iyo ardayda sinjiyadaha kale ee ay la fadhi iyo fasalba wadaagaan.
  • Sidoo kale waxa uu leeyahay quudhsi, midab-sooc iyo sinji-takoor.