Qeexid
ld shineemo.
ld shineemo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Golaha filimada lagu daawado.
Qeexid Xigta: Filin. ld sinee-mo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld shiimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -neysay
Qeexid: Wax qurxin.
Qeexid Xigta: Wax xardhid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Laba wax ama ka badan isla ekeysiin.
Qeexid Xigta: Saf iwm qallooc ka bi'in.
Qeexid Kale: Caddaalad wax ku maamulid.4. Dhaawac qiimayn. 5. Ku s.: cid maqan wax u sii ilaalin. 6. U s.: hadal joojin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-imo, m.l) Misig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: sin dur m.dh (daaw.) Mudidda ilaa muruqa dhexdiisa (cirbad).
m.dh
Qeexid: Isu galmood ay isu galmoodaan nin iyo naag aan meher isu hayn; macsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]