Qeexid
ld simbayr.
ld simbayr.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Doc; dhinac.
Qeexid Xigta: Boodidda nafley labada dhinac midkood u booddo.
Qeexid Kale: Iin sinaha gasha oo dhutis keenta. ld sinbayr.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-imo, m.l) Misig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: Laba wax ama ka badan isla ekeysiin.
Qeexid Xigta: Saf iwm qallooc ka bi'in.
Qeexid Kale: Caddaalad wax ku maamulid.4. Dhaawac qiimayn. 5. Ku s.: cid maqan wax u sii ilaalin. 6. U s.: hadal joojin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: sin dur m.dh (daaw.) Mudidda ilaa muruqa dhexdiisa (cirbad).
m.l
Qeexid: Nuxurka hadal, dood iwm ku saleysanyahay.
Qeexid Xigta: ld bayrid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Iin maanka iyo muruqyada nafleyda ku dhaca oo keenta in laga dido ama laga boodo wax aan la hubsan; salaaf; biinan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax toos u socda dhan u weecasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Isu galmood ay isu galmoodaan nin iyo naag aan meher isu hayn; macsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Si xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]