Qeexid
(-nmay, -nmantay; -nmi) ld siman1.
(-nmay, -nmantay; -nmi) ld siman1.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -nnaa, -nnayd
Qeexid: ld siman2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qiime; sicir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-bbo, m.dh) (c.nafl.) Barta ay ku kulmaan laba dareenwade oo deris ah,taas oo ah inta u dhaxaysa dhammaadka miiq dareenwade iyo fadhaq dareenwadaha kan ku xiga. Sinaabyada xuubabka labada unug aad ayey isugu dhawyihiin. Gujada dareenwaduhu waxay kaga gudubtaa sinaabka miiq dareenwadaha caaradiisa oo soo daaya walax dareen-mootiye; taas oo dhex gesha ugana gudubta dululaatiga sinaab fadhaq dareenka dareenwadaha ku xiga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-imo, m.l) Misig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: Laba wax ama ka badan isla ekeysiin.
Qeexid Xigta: Saf iwm qallooc ka bi'in.
Qeexid Kale: Caddaalad wax ku maamulid.4. Dhaawac qiimayn. 5. Ku s.: cid maqan wax u sii ilaalin. 6. U s.: hadal joojin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: sin dur m.dh (daaw.) Mudidda ilaa muruqa dhexdiisa (cirbad).
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ka s.: sino samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld simnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Isu galmood ay isu galmoodaan nin iyo naag aan meher isu hayn; macsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wiil,
Qeexid Xigta: Nin dhalin yar.
Qeexid Kale: ld iran (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Gabar.
Qeexid Xigta: Gabar gaartey da'dii guriyeelashada welise aan la guursan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld min1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: Wax halis u dhow ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Laba wax ama ka badan, xag derejo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah noqosho.
Qeexid Xigta: Dul aan meelo kala sarreeya lahayn noqosho.
Qeexid Kale: Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaafsiisnayn noqosho. ld sinan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -mnaa, -mnayd
Qeexid: Laba wax ama ka badan, xag darajo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Dhul aan meelo kala sarreeya lahayn ahaansho.
Qeexid Kale: Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaaf-siisanayn ahaansho. ld sinan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Siyaakhad shunufyo leh, qalin ka samaysan, cududdaha la gashado oo waayihii hore dumarku qaadan jireen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Aslalkii hore ee laga soo jeeday.
Qeexid Xigta: Dabci awooweyaasha laga dhaxlo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Sicir; qiime.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Ku s.: wax khatalmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Ku s.: wax khatalmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]