Qeexid

"sin dur m.dh (daaw.) Mudidda ilaa muruqa dhexdiisa (cirbad)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sin oo kali ah:
  • Saleebaan waxa dadweynaha reer Boorama ugu baaqay inaanay qarin ama aanay ka aamusin gardarro iyo dulmi lagu kaco, muranka soo dhexgalana lagu dhammeeyo si run ah lana caddeeyo cidda gardarro wadda iyo cidda nabadgelyo-darro Dr.
  • Abuu Dar wuxuu Cali ku yidhi "haddaad ballan adag iga qaaddid inaad i tusinaysid waxaan doonayo waan kuu sheegayaa."