Qeexid

"(-ryo, m.dh) Tababar muddo gaaban socda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siminaar oo kali ah:
  • Waxa jirtay in xaflad lagu qabtay Hotel Maansoor laguna xidhayay siminaar loo qabtay dhalinyaro ka kala socotay ururada dhalinyarada ee Somaliland.
  • Sidoo kale Xiriiriyaha Ururka saxafyiinta Haweenka Soomaaliyeed Marwo Xaawo Kiin oo iyaa hadal ka jeedisay furitaankii Siminaarka ayaa u mahadcelisay ka soo qeybgalayaashii siminaarka waxayna ku baraarujisay inay ka faa'iideydeystaan fursada.