Qeexid
Kufidda lagu kufo meel siman oo qoyan.
Qeexid Xigta
Meel siman oo qoyan oo haddii lagu joogsado lagu kufo.
Kufidda lagu kufo meel siman oo qoyan.
Meel siman oo qoyan oo haddii lagu joogsado lagu kufo.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -xday, -xatay
Qeexid: Cid meel siman oo qoyaan ah ku kufid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Meel simbiriirixo ah ku kufid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid meel siman oo qoyaan ah ku kufin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld simbiriirixasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg simbiriirixi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg simbiriirixo. ld simbiriirixad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg simbiir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: dhinac u kufid.
Qeexid Xigta: Cid khilaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid Xigta: Firo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Wax aqoon yar ka helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld himbiriirsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Indho biniixin si wax aan si fiican u muuqan loo arko.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld himbiriirsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld saxo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -xday, -xatay
Qeexid: ld saxo2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Doc; dhinac.
Qeexid Xigta: Boodidda nafley labada dhinac midkood u booddo.
Qeexid Kale: Iin sinaha gasha oo dhutis keenta. ld sinbayr.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]