Qeexid

"Wax dhaqan iyo dabci aan fiicnayn leh ahaansho. ld sillan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga silloon oo kali ah:
  • Urur-siyaasadeedyada SAHAN iyo ASAD, ayaa iyana ka hadlay geerida Madaxweynaha, tacsi kadib waxay ku taliyeen in la ilaaliyo xasilloonida iyo nabadgelyada jiritaanka qaranimada Somaliland.
  • Inkastoo aan waxbarashadii dugsiga hoose iyo tii sareba ku soo qaatay afka hooyo, haddana marka la I weydiiyo, weydiin ku saabsan sida af Soomaaliga wax loogu qoro, waxaan moodi jirey in weydiintaa tahay mid silloon.