Qeexid

"(-syo, m.dh) Silsilad yar oo dahab ah, qalin iwm ka samaysan oo dumarku luqun ta ku xirtaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga silis oo kali ah:
  • Caamir ayaa ayaa sheegay in sabaaha wafdiga dib loogu dhigay uu yahay xiisadaha haatan ka aloosan caasimada Somalia ee Muqdisho isla markaana ay dhinacooda ka warsugayaan qaabka ay DF u xasiliso Muqdisho.
  • Madaxweynaha ayaa ku amaanay Somaliland sida ay u xasilisay goboladeeda isla markaana ay dib u soo ceshatay kala dambeynta iyo amniga.