Qeexid

"Daliig dheer oo bir ah, oo siyaabo badan loo isticmaalo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga silig oo kali ah:
  • Ciidamda Itoobiyaanka ah ee baaritaanka wada ayaa waxay ku harsan yihiin garaash weyn oo uu ku leeyahay dhabarka dambe ee Sey Biyano oo ka soo horjedda safaraddii hore ee Mareykanka oo ku dhex taallay Siligii Mareykanka.
  • OCHA, ayaa sheegtay in dad badan oo ka mid ah kuwii dagaalada awgood uga baxay Muqdisho ay deegaano ka sameysteen caasimada gudaheeda, waxaana ka mid ah dad deegaano KMG ah ka sameysatay siligii hore ee Mareykanka.