Qeexid

"ld silacsan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga silicsan oo kali ah:
  • Haddii aan nahay qawmiyadda ku silicsan Geeska Afrika, waxaynu u baahannahay culimo sidaas oo kale ah.
  • Dad ayaa bad iyo berri ku silicsan, dadna waxay cuneen ayaa ka tan badiyey oo caafimaadkoodii hoos u dhigay cayil daraaddiis.