Qeexid

"ld silac1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga silic oo kali ah:
  • Waxaan taas u soo qaatay oo aan saa u leeyahey qofkaygii soo arkay socdaalkii sixiimadaha, sakaraadkii saaxiibaday, silicii dhimashada iyo jeelkii samhariira, intaas oo dhan nin ku cibra qaatay maan noqon!
  • Gabayga Qaylodhaan, oo ka dhashay fikir ku wajahan arrimaha aan soo xusnay, wuxuu ka hadlayaa waxyaalihii sababay silica maanta lagu suganyahay.