Qeexid

"Cid silac gayeysiin; saxariirin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga silci oo kali ah:
  • Sababta ay ku raacdayna malahayga waxay ahayd diin jacayl, oo waxay is lahayd inta aad ifka wada joogtaan ku dulmiyimaayo, ku dayrin maayo; ku dagaali maayo, kua deedafayn maayo; ku silcin maayo, kuna saxariirin maayo.
  • Waxaa la sheegaa in magaca Warsheekh uu ku baxay in Wadaad la sheegay inuu ka so jeedoo beesha Silcis G Hawiye oo socdaal ku yimid degmada.