Qeexid
In yar durkid.
[-kaday, -katay]
sikoaday
sikoatay
f.mg3In yar durkid.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax in yar durkin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -kaday, -katay
Qeexid: Hal geel sidig ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg siki.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Badar budo iyo jiriir u kala saarid.
Qeexid Xigta: Badar qashin ka saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Qof aad deeqsi u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Sah lagu suganyahay ama la yahay.
Qeexid Xigta: Hab; han-naan.
Qeexid Kale: Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld fiisiko.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld sikhile.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld sakiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld sakiiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: S. ah: Xabuubka badarta oo la finjilay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -laday, -latay
Qeexid: Badar iwm qashin ka saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sikil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sikil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: sikasta fk. ld si.
m.dh
Qeexid: (juqr.) Dabayl koonfareedda ka dhacda woqooyiga Afrika, Sisily (Sicilia), iyo koofurta talyaaniga, oo ka soo kacda saxaaruhu, waa kulushahay, qallalantahay, marmarka qaarkoodna waa bus miidhan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Soofe yar. ld sikhil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg siko.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Barashada xeerarka suga dhismaha uunka marka loo eego maatarka iyo tamarta ee ay ka koobantahay. Caado ahaan, barashada waxa loo qaybin jirey qaybo: kul, ileys, jabaq, danab iyo birlabnimo, iyo mekaaniko. ld fiisika, fiisikis, fisika, fisikis, fisiko.