Qeexid

"Wax in yar durkin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siki oo kali ah:
  • Golaha Ammaanka ee QM ayaa horay isgu raacay qarar tirsikiisu ahaa 1.9.88 kaasi oo lagula Dagaalamayo Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida.
  • Rasaasta ayaa waxaa ay hada ka dhaceysaa goob wax yar ka baxsan magaalada taasoo aad moodo in koox ka mid ah labada dhinac dib loo sikiyay.