Qeexid
ld sikhile.
ld sikhile.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Soofe yar. ld sikhil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Qof aad deeqsi u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Badar budo iyo jiriir u kala saarid.
Qeexid Xigta: Badar qashin ka saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Sikhi ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Xubinta dhalmada ee haweenka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax in yar durkin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -kaday, -katay
Qeexid: In yar durkid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Dhibaato si lama filaan ah u dhacda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Badar biyo ku dhaqid.
Qeexid Xigta: Wax rabsho ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg siki.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Gilgilidda badar iwm oo la kala soocayo weel ballaaran gudihiisa lagu gilgilo.
Qeexid Xigta: Biyo yar oo badar lagu mayro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]