Qeexid

"ld siin2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siis oo kali ah:
  • C/casiis Maxamed Samaalse oo xubin ka ah guddida fullinta KULMIYE, ayaa ka hadlay muhiimada ay doorashadu u leedahay bulshada iyo baahiyaha loo qabo in dadku ogaado siday u dooran lahaayeen cidda wax u qaban karta danahoodana ka shaqaynaysa.
  • Ra'iisal wasaaraha Kuwait ayaa isna sheegay xiriirka ay la leeyihiin Addis Ababa uuu ahaa mid xoogan oo taariikhi ah, isagoo soo hadal qaaday tageeradii Ethiopia ay siisay Kuwait intii uu socday duulaankii Ciraaq ku qabsatey Kuwait sanadkii 1990-kii.