Qeexid

"Wax qurxin."

Qeexid Xigta

Wax xardhid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siinee oo kali ah:
  • Be-huko ayaa sheegay in ciidamadoodu ay taageersan yihiin dadaalada dib u heshiisiineed ee ka socda Somalia, ayna diyaar u yihiin inay Somalia ka baxan markii ay xukuumada cusub tabareysato iyo hadii laga codsado labadaba.
  • Aadan Madoobe ayaa sheegay in xubnahan la horgeyn doono baarlamaanka, isla markaana laga doonayo xidlhibaanadu inay codka kalsoonida siiyaan, maadaama ay yihiin wasiiro ka dhashay shirar dib u heshiisiineed.