Qeexid

(daaw.) Halaamacoodka siilka oo uu keeno sida badan deris ku noolka la iraahdo “trichomonas vaginalis”, oo u sabab ah: cunto xumo iyo nadaafad xumo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine