Qeexid

"Nooc xamaaratada yaryar ka mid ah oo mulaca u eg kana yar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siilaanyo oo kali ah:
  • Gudoomiyaha KULMIYE, Axmed Siilaanyo waxa kale oo uu ka hadlay arimaha doorashada, wuxuuna yidhi "Xisbinimadu waa wax inagu cusub, markaa hadii aan la korrin oo aanay dadku isugu tegin oo aanay dawladdu dhiiri gelin xisbinimadu way shiiqi kartaa.
  • Madar, Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbigaas, madaxda Jaamacadda, macalimiinta iyo marti sharaf kale oo ka kala yimid gobolada dalka.