Qeexid

"Ugaarta waweyn nooc ka mid ah oo biciidka u eg kana yar aadna u dheereeya lehna geeso dhaadheer oo gadaal u rogan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siig oo kali ah:
  • Waa kan Wareysiigii Wardheer News la yeelatay Professor Cabdilaahi Diiriye Guuleed.
  • Bogcadda garoonku waxay ahayd mid nabaad ah oo aan siigo lahayn hareerahana waxa ka xiga dhir waaweyn oo qudhac u badan oo aanu ku jirin geed dhawaan la beeray.