Qeexid

"(-iyaal, m.l/dh) ld siiri."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siidhi oo kali ah:
  • Haddii Collina doono in uu Japaan kaga shaqeeyo sidii siidhiwale, waa in uu ka noqdaa is-casilaadii uu iska casilay Xidhiidhka Garsoorka Talyaaniga (AIA).
  • Japan oo Doonaysa Garsoore Collina Kubadda Cagta wadanka Japan ayaa isku dayaysa in ay soo jiitaan liiga Japanese-ka siidhiwalaha Talyaaniga ah Pierlvigi Collina.