Qeexid

"Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo bax-sasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siibo oo kali ah:
  • Waa masiibo kasii masiibo, waa “dab dhaxamooday ee maxaa lagu diiriyaa! waa dawo bukootay ee maxaa lagu dabiibaa”!
  • Hey'adda ayaa ka digtay badaha Soomaaliya ay ka dhici karto musiibo weyn, haddii aan wax laga qaban burcad-badeedka Soomaaliya.