Qeexid

"(-bmay, -bantay; -bmi) Wax la siibay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siiban oo kali ah:
  • Ujeeddadu ma aha in dhaqankii hore laga wada xuub-siibanayo mar qura oo mid hor leh oo wada cusub la gelayo.
  • Waxa maansadiisu hadda ii muujisay in uu u xuubsiiban rabo Dagaal Ooge.