Qeexid

"siiba fk. Gaar ahaan. Tus. “Cali wuu hadal badanyahay, siiba markuu marqaansan yahay”."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siiba oo kali ah:
  • Ma guur dadan masiibada dhulka, miino lagu aaso.
  • "Boondheere Beledkeyna Waaye inta kale Buulo Waaye", "Boondheere Ow-Libaax" & "Waxaan ahay Beesaani Banaadir Siiba Reer Boondheere" Waa qaar ka mid ah halku dhigyada Shacabka reer Boondheere ay waaggii berrisamaadka degmadooda ugu naaneysi jireen.