Qeexid

"(nax) Qurub tilmaamaya in falku uu ka fogaanayo hadlaha ama yeelaha."

Qeexid Kale

Qurub tilmaamaya sii socosho fal.

Qeexid Xigta

Qurub tilmaamaya kordhin.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Sii durug!. Guriga sii gal!”

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

qurub naxwe,

qurub / particle

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sii oo kali ah:
  • Wararka): Dadweynaha ku nool dalka Faransiiska, ayaa maanta u dareeraya goobaha Cod-bixinta, si ay u soo doortaan Madaxweynahooda Shanta sannadood ee soo socota.
  • Goobta uu saxiixu ka dhacayo ayaa waxaa la sheegay inay tagi doonaan xubno uu ka mid yahay Boqorka dalka Saudi Arabia Cabdallan Bin C/casiis Aalla Sucud iyo Ergayga gaarka ee Qarammada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Somalia Ahmadou Ould-Abdallah.