Qeexid
Tolmada dharka oo si gaar ah dunta la isaga kor boodbootiyo.
Tolmada dharka oo si gaar ah dunta la isaga kor boodbootiyo.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Tolmada dharka si gaar ah dunta isaga kor boodbootin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wan lax boodid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sifsif2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh (-ooyin, m.l) (nax.) Guud ahaan waxaa sifo loo yaqaannaa dir faahfaahisa ama sifaysa dirta magaca, haseyeeshee waxaa jira afaf ka mid ah af-soomaaliga, oo dirta sifadu ay dhismo ahaan u dhaqanto sida falalka (eeg fal-sifo).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Sharraxa wax la sharxo.
Qeexid Xigta: Astan iwm oo wax gaar u leeyihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meesha ay wax ka soo unkamaan; sinji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-fyo, m.dh) Caraf ka soo baxda cunto la karinayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -faysay
Qeexid: Wax nadiifin.
Qeexid Xigta: Wax kala miirid.
Qeexid Kale: Wax sharxid. ld safee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Ku s.: wax caan ku noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sif.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Sullan; isir; walcan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Shay badanaa ka samaysan caw, qaab wareegsanna leh oo sooryooyinka waaweyn cuntada lagu geeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg sifee. ld safayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc cawska ka mid ah kana baxa meelaha ciid guduudka ah oo xooluhu aad u cunaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]