Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) Ku s.: wax caan ku noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sifow oo kali ah:
  • Talabaadna ururka dhexdiisa waxaa jiray bulsho cadhaysan oo wadaniyad ku sifowda oo goleyaal waawayn oo ururku isugu yimi ka sheegay in gadhwadeenka ururku leexsan yahay.
  • Marka aan suurahaas garab dhigo soyaalka taariikhdeena casriga ah, masuuliyadda siyaasadeed ee ilaa berigaas ina hortaagnayd kuma sifowdo astaantaas.