Qeexid

"Sharraxa wax la sharxo."

Qeexid Xigta

Astan iwm oo wax gaar u leeyihiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sifo oo kali ah:
  • Mas'uuliyadda madaxweyne qaran waa xil aad u culus oo qofka qabta laga rabo inuu yeesho sifooyinka loogu guullaysankaro, dalka iyo dadkuna mahadiyaan.
  • Laakiin Maxamed waxa uu ka hadlay sida uu u arko arinta muddo kordhinta madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa, wuxuuna yidhi “ Kordhisku waxa uu doonayaa sifo sharci ah, odayaasha guurtidana waxaad moodaa inay sharcigaba ka baxsan yihiin”.