Qeexid

"Wax nadiifin."

Qeexid Kale

Wax sharxid. ld safee.

Qeexid Xigta

Wax kala miirid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sifee oo kali ah:
  • Ma jirto ilaa hadda gobol, degmo, iyo tuulo ay sifeeyeen oo ay shahaado ku bixiyeen sida xeerka miino-saarku waafaqsan yahay.
  • Anigu inaan xaaskayga sidan u sifeeyo xaq miyaan u leeyahay?