Qeexid

"Wax qaadasho."

Qeexid Xigta

Wax xirasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sido oo kali ah:
  • Sidoo kale wasiirka Xanaada Xoolaha oo isna munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in laga bilaano Gobolada shexe ilaa raaskanbooni ay ka dheceen dabeylo iyo daad baabiinkara magaalooyin taasina ay ugu wacan tahay dhirta Soomaaliya oo macno daro la isga jaro.
  • Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu sheegay in dagaalada socda ay yihiin kuwo nasiibdaro ah, loona adeegsanayo wadidooda dad Somali ah, isagoo xusay in dowladu ay fulinayso balanqaadkeedii ahaa inay dalka nabad kusoo dabaasho.