Qeexid

"Wax la sidkay ahaansho (hal geel)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sidkan oo kali ah:
  • Waxaan ka dareemayaa sida ay iskugu sidkan yihiin, waayo way adag tahay aragtida laba is qaba oo sidaa iskugu dhololaya, ama isku jeceli.
  • Fal-dhaca hab dhaqanka qofnimo ee Hadraawi iyo ujeeddada ama nuxurka erey maanseedkiisu waa laba isir oo xaqiiqdii is ceshada, isu dhigma oo isugu sidkan sida hal iyo nirigteed ama isugu ladhan sida ul iyo diirkeed oo aan la kala saafi karin.