Qeexid

"sidii fk. ld si."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sidii oo kali ah:
  • "Wiilkeyga xili habeen ah ayaa guriga laga baxsaday, waxaa loo tababarayaa sidii loo geyn lahaa Somalia, mana garanayo Somalia waa 18-jir, waxaan doonayaa in dib la iigu soo celiyo" ayay saxaafada u sheegay Xabiibo Kowsar oo ah hooyo ku nool Kenya.
  • "Dhibaatada dadka ku nool Baari-weyne haysata waa mid aad u daran, mana jirto cid ka tirsan maamulka iyo hay'adaha samafalka ee ku sugan Gobolka oo gacan ka siiya dadka tuuladaan dhibaatooyinka haya sidii ay uga bixi lahaayeen" ayuu yiri C/qaadir Barkaan.