Qeexid

"(-ooyin, m.l) Meel alaabta wax lagu rito sida dambiilaha, boorsooyinka iwm loo yeelo oo loogu talaggalay in gacanta lagu qabsado marka la qaadayo. ld sidde."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siddo oo kali ah:
  • Laga yaabaa in uu qoruhu ogaan iyo kas u xusi waayey—oo ka dhabcaalay—meesha iyo cidda uu ka soo amaahday aragtiyahaas, isaga oo ku dhiirran waayey wax ka baddalistooda buuxda iyo si habboon u xusiddooda.
  • Ka kacaay hayaay iyo qabiil ‘ xoog u kala geeyey Iyo kuuma-naxayaal martabo ‘ qudha ku taamaaya Kursiddoon kitaab qaba ayaa ‘ saatan kuu galaye.