Qeexid

.j Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma siddeetan. ld siddeetamaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siddeetanaad oo kali ah:
  • Waxaan la ilaawi Karin waxqabadkii uu idaacadda Muqdisho ku soo kordhiyay Suxufiga C/Qaadir M. Mursal oo runtii casriyeeyey dhammaan barnaamijyada idaacadda Radiyo Muqdisho sannadihii Siddeetanaadka.
  • Xilliyadii ka horreeyey siddeetanaadkii degaannadaasi waxa ay lahaayeen, culimo, cuqaal iyo wax-garad kale oo yaqaanna talada iyo siyaasadda, oo dadka isku tola, gacalka, xididka iyo tolkaba xeeriya.