Qeexid

". Tiro ka kooban siddeed meelood oo min toban ah; siddeed tobnaad; “80”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siddeetan oo kali ah:
  • Waxa masrixiyad lagu daawado ugu dambeysey Riwaayaddii qiimaha badanayd ee “MAADEYS” oo aad looga daba-dhacay badhtamihii Siddeetaneeyadii.
  • Xarfaha oo dhami waa ismabedelayaal مبنية wayna yar yihiin oo kama badna tiradooda siddeetan.