Qeexid

".j Tirada jagaalada ah, kan u dhigma siddeedda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siddeedaad oo kali ah:
  • Marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal, waxa u qorshaysnaa safar caafimaad oo Toban maalmood ah inuu ku soo qaato dalka K. Afrika, waxaana uu geeriyooday maalintii siddeedaad.
  • Madaxweynaha geeriyooday Marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal, waxa u qorshaysnaa safar caafimaad oo Toban maalmood ah inuu ku soo qaato dalka K. Afrika, waxaana uu geeriyooday maalintii siddeedaad.