Qeexid
Wax simbiriirixin.
[-iyay, -isay]
f.g2Wax simbiriirixin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg sidbi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Meel siman oo qoyan ku simbiriirixasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: (f.g) Cid ama wax qaadid ama kor u hayn.
Qeexid Xigta: (f.mg) Neef dheddig wax riman ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (c.nafl.) Muddada ay qof dumar ahi ilmo uurka ku qaaddo, sidku wuxuu socdaa qiyaasta 266 maalmood, laga bilaabo calool galka ilaa ilmuhu dhashaan, ilmaha uurka ku jirana wuxu ku koraa uurka. Inta sidku socdo caadadu way maqantahay, waxaa dhici kara in ay aad u badato cuno cunnidu ama la jeclaado cunitaanka, naasuhu way weynaadaan, qofka dumarka ah waywallaci kartaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Marka ilmuhu uurka galaan iyo marka ay dhashaan inta u dhexeysa.
Qeexid Xigta: Culaabta gaadiid hal mar qaadi karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -itay, -idatay
Qeexid: Wax qaadasho.
Qeexid Xigta: Wax xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: sida badan xariir ah, midabbo badan leh oo dumarku madaxa ku xirtaan.
Qeexid: sida fk. ld si.
m.f.dh
Qeexid: eeg sidbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Meel alaabta wax lagu rito sida dambiilaha, boorsooyinka iwm loo yeelo oo loogu talaggalay in gacanta lagu qabsado marka la qaadayo. ld sidde.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Silsillad dahab ah.
Qeexid Xigta: Kuul leh midab ka kooban dhibicyo madow iyo caddaan ah oo haweenku qoorta ku xirtaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
fk.we
Qeexid: Habkee; xaaladdee?; waxee?; maxaa? maxay ku noqotay?. ld see.
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh Meel siman oo lagu simbiriirixan karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg sid3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-dko, m.l) Laba halaad oo hal ilmo ah ku wada irmaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (fiis.) Laba xoog oo isle'eg, isku lid ah, barbaro ah, si wadajir ahna u saaran walax. Xoogaggaasi waxa ay sababaan in ay walaxdu ku wareegto dhidib dhexaad-keeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-dkay, -digtay; -dki) Hal geel ah ilmo aysan dhalin oggolaysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -kaday, -katay
Qeexid: Hal geel sidig ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: sidii fk. ld si.
m.l
Qeexid: ld siddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]