Qeexid

"sidaas fk. ld si."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sidaas oo kali ah:
  • Miinada Qaraxday oo eheed nuuca Dhulka lagu Aaso ayaa waxaa ku istaagay Gaarigii ay wateen Mas'uuliyiintaas,kadibna sidaas ku qaraxday,islamarkaana geysatay dhawaac Culus oo soo gaaray dadkii la socday Gaarigaasi.
  • Waxaan sidaas oo kale Salaam iyo Ciid Mubaarak uga diraynaa Shaqaalaha Radio Garowe ee kala jooga gobollada Soomaaliya oo dhan, gaar ahaan Magaaloyinka Muqdisho, Kismayo, Baydhabo, Beledweyne, Galkacyo, Garowe, Bossaso, Lascanod iyo Hargaysa.