Qeexid

"Marka ilmuhu uurka galaan iyo marka ay dhashaan inta u dhexeysa."

Qeexid Xigta

Culaabta gaadiid hal mar qaadi karo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sid oo kali ah:
  • Sida aad ogsoontahay soomaalida ma ahan dad kaluumeesato ah, sidaas darteed waxee dadka badankood u maleeyaan in oo yaxaaska ku noolyahay xattaa badda.
  • Sidoo kale waxa iyaguna munaasibaddaas ka hadlay Badhasaab-ku-xigeenka Gobolka Togdheer Mr.