Qeexid

"(-rro/ascaar, m.dh) Qiime. ld siir."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sicir oo kali ah:
  • Run ahaantii, sicir-bararka cirka u baxay ee ka qiiqay magaalooyinka Somaliland, waxa uu si weyn u saameeyay nolosha dadka, taas oo ay nolol ahaan si ba’an uga qayliyeen dadweynuhu, gaar ahaan dadka danyarta ah ee saboolka ah.
  • • Inay xukuumaddu la dirirto, xakamaysana, sicir bararka iyo lacagaha been abuurka ah oo dalka la soo geliyo, ama lagu sameyn jiray gudihiisa.