Qeexid

Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo.

Qeexid Kale

Dhul-dhaca aqalka oo la kebisey.

Qeexid Xigta

Shamiinto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sibir oo kali ah:
  • Faaqiddaada Xeerkaas oo uu Goluhu bilaabay maalintii shalay, waxay mudanayaashii ka qayb-qaatay dooddu muujiyeen dhaliilo door ah oo ay u sibir-saareen xeerkaas.
  • Goluhu bilaabay maalintii shalay, waxay mudanayaashii ka qayb-qaatay dooddu muujiyeen dhaliilo door ah oo ay u sibir-saareen xeerkaas.