Qeexid

"Soor galley ama meseggo oo si gaar ah loo kariyey."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shuuro oo kali ah:
  • "Shacabka waxaan u sheegeynaa in ay ay nagusoo wargeliyaan Cidii Magaceena Canshuuro uga qaada ama hadii ay jiraan Ciidamo ku qaraabta agaca Dowlada Hoose"..
  • Maleshiyadka weerarka qaadey oo horey uga tirsnaan jirey Isbaheysigii Dooxada Jubba ayaa canshuuro ka qaadin jirey Marsadaan dabiiciga ah xilligaas oo ay ku soo xirran jireen doonyaha Dhuxusha qaada iyo kuwa Kaluunka.