Qeexid

"Kibir iyo isla weyni la aamusid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shuuri oo kali ah:
  • Shuuriye F. Sabriye oo shir jaraa'id ku qabtay Baladweyne ayaa sheegay in 24-saac gudahood lagu xiro xafiisyada hay'adaha gargaarka, isagoo sheegay in talaabo laga qaadi doono hay'adii aan amarkaas fulin.
  • Dawladda Maraykanku waxay manta ku jirta dagaal naf iyo maalba gubay, isla marahaantaasna wuxuu madaxweeyne Bush dhimay canshuurihii.