Qeexid

"Timo ka soo baxa gumaarka dadka; bisqin; bisqan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shuun oo kali ah:
  • “Dhulka cabirkiisu yahay 16x12m iyo 60x60m, waxa leh oo sheegan karta Shuun Aadan Nuur, kadib markii ay u codeeyeen xoggo-gaal iyo Masuuliyiin hore, ganacsade Mulac-na ma sheegan karo mar haddii uu caddaysan kari waayay.”
  • Sidaana waxa tidhi Shuun Aadan.