Qeexid

"(-ciin, m.dh) Qof raacsan madba'a shuuciyadda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shuuci oo kali ah:
  • Madaxdii aan dalkaas kula kulmay waxaa ugu magac iyo qadderin weynaa Salvador Allende, madaxweynihii dalkaas; iyo Luis Corvalan, hoggaamiyihii Xisbiga Shuuciga ee ay doorashadii madaxweynaha is-garabsaadeen.
  • Blair markii uu Japan joogay waxaa uu sheegay in dowladda shuuciga ahi ay wado handadaad joogta ah oo aan la iska indha tiri karin.