Qeexid

"eeg sharci1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shuruuc oo kali ah:
  • Bal aan isweydiinee qof calooshiisu bannaanka taal ama dhiigiisu qubanayo ma in la daweeyo ayuu u baahan yahay mise in lacag la weydiiyo, mase ku jirtaa shuruucda caafimaadka?
  • Dawlad wanaagsan ayaa lagu tilmaamy dawlada ay dadkeedu ka helaan arrimahan soo socda: Inay difaacdo nabadgelyada muwaadiniinta dalka gudihiisa Inay tahay mid u heegana ilaalinta shuruucda u degsan iyo kala dambaynta nidaamka maamul.